Qaramada Midoobay oo Baaq kasoo saartay xadgudubyada loo geesto Haweenka Soomaaliyeed

War  saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa looga hadlay xadgudubyada loo geesto haweenka Soomaaliyeed, waxa ayna ku baaqday Qaramada Midoobay in la joojiyo xadgudubyadaasi soo noqnoqday . Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swam ku baaqday in la xoojiyo hababka sharci iyo kuwa bulsho ee lagu ilaaliyo dadka ka badbaaday rabshadahaas oo … Continue reading Qaramada Midoobay oo Baaq kasoo saartay xadgudubyada loo geesto Haweenka Soomaaliyeed